Xil ka qaadis lagu sameeyay Safiyo Xasan Sheekh iyo Gabar kale oo lagu bedelay (Wareegto)

Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee maamulka Hirshabelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilka looga qaaday duqii magaalada Baladweyne Safiyo Xasan Sheekh. Wasiir Caadle wareegtada kasoo baxday ayaana xilka Duqa magaalada Baladweyne loogu magacaabay gabar kale oo lagu magacaabo Nadar Tabaax Maalin oo noqoneysa duqa cusub ee magaalada Baladweyne. Safiyo Xasan … Continue reading Xil ka qaadis lagu sameeyay Safiyo Xasan Sheekh iyo Gabar kale oo lagu bedelay (Wareegto)